Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhmaanta darsigeenu waxa uu ku saabsanyahay:
HABKA KOR LOOGU QAADO XAWAARAHA BROWSERADAmarka hore waxaad soo download garanaysaa barnaamijka
momo web browser optmize adoo ku dul dhufanaya link gan aan kuu dhigay
http://adf.ly/JRSF2kadib waxaad ka dooranaysaa
skip add kadib
download ayaad ku dhufanaysaa
kadib ku install garee computerka
]Halkan ka daawo habka loo install gareeyo https://youtu.be/GCx71_Ny8-0waxaan filayaa inaad ka faa idaysatay casharkan
waa:
cabdishakuur maxamed cabdilaahi oo idin leh :
Nabad Galyo!!!